| Mon Sep 28 13:20:49 2009 | | mustafe | "walaalo waxan idinka baryaayaa walaalo inaad iisheegtaan meesha laga barto qamuuska arabic iyo somaliga walaalo fadlan bilays walaalo waan idin wada salamayaa walaalo asalaamu calay kum waraxmatulaahi" |
|
|
|
| Thu Oct 15 04:39:04 2009 | | maham,uud | "waan ku salaamay waxaan rabaa inaa barto erayo badan oo english ah sidee u barankaraa" |
|
|
|
| Wed Nov 11 12:59:37 2009 | | maxamed | "sxbyaal marka hora waan idiin salaamay waxaan rabay in aan ogaado erabadan oo somali ah waxa lagu yirahdo ENGLISH wane garan la ahy xatala ah" |
|
|
|
| Tue Dec 1 06:18:01 2009 | | yussuf | "asc walaalyal waxaan raaba iin aan bartoo erabadan oo english aah ee walaalayal xagee kabarta ereyadasi englishka aah" |
|
|
|
|
| Fri Dec 11 03:40:46 2009 | | c habil yare | "inglish iyo somali" |
|
|
|
|
|
| Mon Feb 8 11:28:04 2010 | | HAMUD | "WAXAAN RABAA IN AAN MAGAC UBIXIYO GABADHAYDA KUWA KALE MAGACOODU WUXUU KA BILOWDAA N marka n baan rabaa" |
|
|
|
| Sun Mar 21 10:36:36 2010 | | salebaan faarax | "maxamed waad mahad san tahay fadlan waxan kuu so jedinayaa in aad tixraacdo gabayadii iyo shekoyinkii somaliga ahaa" |
|
|
|
| Fri Mar 26 16:02:22 2010 | | abdullahi | "Waxaan rabaa inaan ogaado micnaha erayda 1- arami 2-igbaaraynin 3-guhaad iyo guhaan " |
|
|
|
| Fri Apr 30 14:25:55 2010 | | jamal xassan | "walalayal salanta islamka ayan idin kuwada salamaye....waxan jeclahay gor walba in qoro tix gabay ah...markan melwanagsan marayana ereyadi ba iga dhamada e fadlan qaamus afka somaliga keli ah lagu barto ayan daneynaya hadad i cawin kadhan...mahadsanidin." |
|
|
|
| Sat May 8 12:33:45 2010 | | ysmiin | "salaamu caleykum walalayal waxan idinka codsanaya adingoo igaraliya ina iishektaan qamuuska carabiga iyo somaliga meesha lagabarto adiga carabiga ma aqano marka waxan raba qamuuska biloowga ah sidakdak ah ikosoo dira fadlan iyo inkaliishka iyo somaligana wan raba iisooshega wasalamu caleykum warax batullaahi wabarakatuh" |
|
|
|
| Mon May 10 19:02:20 2010 | | guray | "salama calay kum walalo yaal luqada english ban raba inaan kubartoo iyadoo an kaligay ahay macaliina isuu nooqdoo walalo yaal marka wadadee uguu sahlan oo an ku baran kara inlishka" |
|
|
|
| Mon May 24 17:18:28 2010 | | Ladnan | "walalo waxan rabaa in aan ogaado darrurina u ahay erayga (Dalwad)macnihiisa iyo asal Arab in uu yahay iyo in uu eray asal Somali yahay?" |
|
|
|
| Wed Aug 18 00:54:08 2010 | | A/rahman | "walaalayaal waxaad iga soo caawisaan sida ugu fudud ee aan kalmado badan oo english ku baran lahaa fadlan iga caawiya" |
|
|
|
| Wed Aug 18 11:31:01 2010 | | amine | "dhamaane wani salamaye fadalane fikrate iga siye sede ku barane kara luqate ane eheyne luqadad" |
|
|
|
| Sat Aug 21 11:43:36 2010 | | SimanSaed | "asc, walaalayaal waxaan rabi lahaa hadaad ii sheegi kartaan meesha aan ka heli karo Somali Somali qaamuus ah? waxaan uun arkaa somali iyo afaf kale qaamuusyo ah. waxaan rabaa inaan barto erayada gabayada ku jira. mahadsanadiin." |
|
|
|
| Wed Aug 25 01:21:10 2010 | | Hashim | "Wa hashem wan idin salamay dhaman waxan rabaa in aan idin sheego mesha laga helo bilowga englishka waxad qoreysa cinwanka "bigining english to somali.com"" |
|
|
|
| Tue Sep 7 04:21:26 2010 | | c/raxmaan | "waxaa u bahanahay inaan barto afka talyaaniga ee haley sheego meeshii aan kabaran lahaa mahadsanid" |
|
|
|
| Fri Oct 15 10:44:24 2010 | | cabdiraxmaan | "somali into english" |
|
|
|
| Sat Nov 6 11:09:51 2010 | | SimanSaed | "c/rahmaan, Talyaaniga iska daa baa ku oran lahaa waayo anaa ku hadla, waa af aan horumar laheyn caalamkana looga hadlin laakiin uun ku fiican in filimadooda uun lagu daawado! hadaad qof talyani kula hadasho afkiisa adoo jooga Dhul Engariis waxuu kuu jawaabaa Af-English!! waxaan kuula tallin lahaa in aad ''Englo-world'' barato." |
|
|
|
| Fri Nov 26 08:57:17 2010 | | saara | "walaala yaal waan idin salaamay salaanta islaamka salaan kadib waxaan rabaa in la iisharxo erayga mayaay micnihiisa afsoomaaliga ah plz caawi" |
|
|
|
| Sun Feb 6 04:05:23 2011 | | Faysal | "Asc bahda wepkani waxan leyahay waxan ubahanahay erayn inglish ah ku micneysan afsomaliga walalayal sidaan uhela adinko tixgilanayo codsiyada mcmisha wasalamu clykum" |
|
|
|
| Wed Feb 9 15:03:41 2011 | | husna yusuf | "waan ku salamay" |
|
|
|
| Sun Feb 20 12:07:55 2011 | | maxamed nuur | "asc walaalayaal waxaan jec lahay in aan barto toban luqadood way adakta hay sida laku barto lkn maalin taan barto dadbadn way iku faa idi doonaa" |
|
|
|
| Sat Feb 26 15:32:54 2011 | | hassan mahamud | "walaal waxaan rabaa codsiyo af somali ah in aad igu badashan ingirisk" |
|
|
|
| Mon Feb 28 03:50:53 2011 | | maxamed | "walal waxan aad iyo aad udoonayaa inaan helo areyo badan oo english iyo soomali ah waanad mahad santihiin" |
|
|
|
| Tue Apr 12 05:23:55 2011 | | liibaan maxamed cabdi | "walaalayal waxan ubaahnahay inaad ii sheegtaan sidii aan ku soo saran lahaa english to somali , markaas walaalayaal idinka oo tix galinaya cod sigaygaas waa inaad isoo sheegtaan" |
|
|
|
| Tue Apr 19 16:59:12 2011 | | Ali-nor | "Asc simansaed waxaa laga helaa dalka soomaaliya gudihisa marka raadi mahadsanid." |
|
|
|
| Wed Apr 20 08:59:33 2011 | | Mohed rage kaliil | "Asc wr wb waxaan ubahaanahey in aanbarto luqat englishka iyo arabica" |
|
|
|
| Tue May 24 18:00:43 2011 | | abshir | "ask walaalayaal waxaan rabaa in aan barto inglish iyo carabiga iyo somaliga oo isku turjumaayo xageen kahelikaraa wks" |
|
|
|
| Sun Jun 5 11:54:01 2011 | | muxudiin | "asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhuhu walaalayaal waxaan rabaa inaad ii sheegtaan meesha aan ka baran karo afka jarmalka iyo weliba qaamuus jarmal iyo somali ah wabillaahi towfiiq" |
|
|
|
| Sat Jul 30 08:43:18 2011 | | nuur bishaar | "waan idin wada salaamey dhamaan walaalaha isku xeran waxaana idinku salaamaayaa salaanta islaamka oo ah asc marka hadaa gudaha u sii galo arinta aan ka hadli rabo oo ah run ahaantii inta aan ku noolahay yurub hal mid ayaa la yaabe taas oo ah wadan kasto waxuu lee yahay luuqado is fashiraayo tusaale hadaa gashu webka luu yaqaano goole aana wax ku qurto isla markiiba wuu kuu fasiraa lkn waxaa la yaabanahay luuwadeyga qaaliga ah oo aan ka helin si kasto ayaa u baare luuqada afka somaliga in aan ka heli karo nasiib daru kama helin lkn carabi iyo wax la mid aha ayaa ka hele iyo sawaahili hada ila fiiriya http://translate.google.nl/ inta riixa sidaa u ugaataan inta luuqadood oo ku jira meeshaan iskuna daya in aad soo galisaan luuqadeena taas ayaa uhiin inoo ah luuqadeena in ey ka dhax muuqato huraa luu jiri hadal badan haan mabuuxsho ee wax u qabta dalkiina" |
|
|
|
| Tue Aug 9 01:29:19 2011 | | hanad claahi jamac | "asalamu calaykum waraxma tulahi wa barakadtu walalayal waxan donaya inad ii sheegtan meshan ka baran laha af hindiga wayo ad ayan u xisaya mahadsanidin walaalo" |
|
|
|
| Wed Aug 10 04:49:22 2011 | | Jaraamba | "Ani waxan dona in barta luqad kasto o bini adan ku hadlo" |
|
|
|
| Sat Sep 10 17:48:49 2011 | | Ma'ida | "A,S'C ANIGA WAXAAN RABAA IN AAN BARTO LUUQADA HOLLandska,, kankee ka baran karaa walaalayaal?" |
|
|
|
| Sun Sep 18 06:26:24 2011 | | siid abuukar | "asc walaala yaal aad iyo aad ayaa umahadsantihiin inta kadhiibatay figrada anigana waxaan qabaa inaan helo marka ugu horeeso erayo somali iyo english" |
|
|
|
| Sat Oct 29 16:55:27 2011 | | cabdiqaadir | "asc waan idin salaamay teeda kale waxaan rabaa xarfo isku tarjumaayo luqada italia iyo somali ok grazie" |
|
|
|
| Sun Nov 6 05:37:25 2011 | | Cubeyd m fardax | "Ani waanba wada kasaya luqadaha qalad ilaah iifududeye." |
|
|
|
| Fri Nov 18 16:17:25 2011 | | ubah | "waanidin salaama walaal waxaan baran lahay afka norska maxaat igacaawin kartaan" |
|
|
|
| Thu Dec 1 06:20:21 2011 | | gurey | "Waa idin salamay sln kadib waxan ahay wiil somaliyed waxan raba in an sifican englishka ubarto walalyal ilataliya maxaa igudbon in aan sameyo.wat mahadsan tihin" |
|
|
|
| Wed Dec 14 03:34:17 2011 | | fardowsa | "asc slle melwalbaah jogtaan qaamuus Deutsch aya u bahanaya ina bartoo walla plzzzzzzz ishek inte laka helaah tnkiis" |
|
|
|
| Thu Dec 15 08:25:40 2011 | | iqlas | "waxaan rab in aan barto afka finishka se i cawinkartan walaal" |
|
|
|
| Thu Jan 5 10:28:11 2012 | | sabriin | "asc walaalayashayda qaliga ahoow waxaan idika codsanaa inaad iisheegtaan meel aa kabarto jarmanka asigoo dhameeystiran fadlan" |
|
|
|
| Tue Feb 7 03:37:21 2012 | | Nuradin movic | "Waxaan rabaa erygan macnihis oo sax ah failure" |
|
|
|
| Sat Feb 11 15:46:29 2012 | | yuusuf | "sacm wan idinsalamay dhaman dadka soososaray buuga soamli iyo ingalish ah waxan codsanaa inliga cawiyo barashada engalishaka waa codsi walalayal wacodsi walaa layal wan jeclahay barashada engalishka inan kuhadlo fadlan haliga cawiyo codsigeyga balaaran walaal layal ok" |
|
|
|
| Wed Feb 22 21:02:06 2012 | | abdi | "waa maxay garaad qabatay waayaye" |
|
|
|
| Sun Feb 26 13:40:45 2012 | | ahmed | "asaalamu calaykum walaalayaal marka hore waad salaamtihiin kadib waxaan rabaa inaan barto english ka bilaa macalin waxaana igu adkaaday ku dhawaaqa ee maxaan samayn karaa" |
|
|
|
| Mon Feb 27 09:27:19 2012 | | amin suldan | "qaamuuskan ayaan rabaa inaan soo xadisho ama lasoo dhaadhaco hadaba sideen uulasoo dagaa" |
|
|
|
| Thu Apr 12 09:06:47 2012 | | maryan | "asc salan gadain walaalyaa aad mad udadasheen wan ku wacndiihiin sida aad figrad uwad dhiiwadeen lakin aniga xitaa wan jeclahay inaan helo afsoomali iyo engalsh wanka wad weynay soomalaiyan waxaa dibnoo dhigay san umalyenaayo dhiwadaada na dhaxtaalo waan idinsalamay" |
|
|
|
| Thu Apr 12 09:07:57 2012 | | maryan | "asc salan gadain walaalyaa aad mad udadasheen wan ku wacndiihiin sida aad figrad uwad dhiiwadeen lakin aniga xitaa wan jeclahay inaan helo afsoomali iyo engalsh wanka wad weynay soomalaiyan waxaa dibnoo dhigay san umalyenaayo dhiwadaada na dhaxtaalo waan idinsalamay" |
|
|
|
| Thu Apr 12 09:09:18 2012 | | maryan | "asc salan gadain walaalyaa aad mad udadasheen wan ku wacndiihiin sida aad figrad uwad dhiiwadeen lakin aniga xitaa wan jeclahay inaan helo
afsoomali iyo engalsh wanka wad weynay soomalaiyan waxaa dibnoo dhigay san umalyenaayo dhiwadaada na dhaxtaalo waan idinsalamay" |
|
|
|
| Thu Jul 26 23:18:19 2012 | | abdirisaq | "asc dhaman walalo waxan idanak cod sanaya carabi iyo somali sidan isugu baran lah inad iga cawisanplz" |
|
|
|
| Mon Aug 6 01:18:04 2012 | | saciid axmad yusuf | "walaalayaal waxaan rabaa inaan barto luuqada soomaliga ah ee fadlan ii sheega qaamuse soomali khaas ah. THANKS" |
|
|
|
| Tue Aug 7 03:26:03 2012 | | adan | "sxb yaal waxaan doonayaa inaan ogaado ereyo soomaaliya waxa english lagu yidhaah doo sidee ubartaa" |
|
|
|
| Mon Sep 3 10:31:33 2012 | | iqra said | "asc waan idin salamay waxan jeclahay inaan barto luqada finshika halke kabarankara" |
|
|
|
| Tue Oct 9 03:57:23 2012 | | A-kafi88 | "Asc wr wb, sln kadib sawan rabaa inaan english barto waliba sida ugu fudud marka ishega sida ugu fudad ee lagu barto mahad sanidin" |
|
|
|
| Tue Oct 9 03:58:35 2012 | | A-kafi88 | "Asc wr wb, sln kadib sawan rabaa inaan english barto waliba sida ugu fudud marka ishega sida ugu fudad ee lagu barto mahad sanidin" |
|
|
|
| Mon Oct 22 13:58:44 2012 | | siyaad faarax | "asc.waxaan rabaa in aan barto ENGLISH sidee ufudud bye dj" |
|
|
|
| Thu Nov 8 10:28:53 2012 | | mohamed | "italiano somalo somalo italinao " |
|
|
|
| Fri Nov 16 16:48:54 2012 | | Xasan abdi dhuubow | "Asc aniga waxaan rabaa maadaamaa ey dadkii oo dhan ayaga warsanayaan in eyhalaan qof usheego sida ugusahlan oo eykubaran karaan englishka ana aan un ayaga lamid ahay lkn hadana waxaan isku dayayaa in aan fikirkeyga ugu wanaagsan oo aan isleeyahay english sifudud ayuu qofka soomaliga ah ugu hadlikaraa waa in uu qofka horta englishka fahmikara marka hore markalabaadna waa in uu lanoolyahay dad engalishka kuhadlo ama uu joogo wadan englishka laga isticmaalo sas ayaan islee yahay waa oogu sahlantahay waa aadna kubaranklartaa insha allaah" |
|
|
|
| Wed Dec 12 10:16:27 2012 | | Ahmed issa | "Waxaan u baahnahay erayo isku dhigid kale dhihid ah" |
|
|
|
| Tue Dec 18 11:24:51 2012 | | abdikarim | "ad ayaand uma had santihiin dadka isku howlay inay bulsha dooda ka haqab tiraan luuqada waan idiin hanbal yeynay naa in badan runtii wax aan la ilaawi karin ayaad qabateen garabkiina halkaa kasii wada" |
|
|
|
| Sat Jan 12 14:27:38 2013 | | mohamed abdi hossein | "asc warhma dhamaan dadka somaliyed iyo intii muslim ah ee garanaysa luuqada somaliga ah waxaan ku salaamay salaanta islaamka waxaan halkaan ka codsan lahaa in layga caawiyo qaamuus afsomali isku fasairaya meeshii aan ka heli lahaa codsi halayga caawiyo hadaad garanaysaan mahadsanidin" |
|
|
|
| Sun Feb 3 06:43:01 2013 | | Mohamed Sh | "asc waxaan codsanayaa in layga caawiyo barashada luuqada taliyaaniga ama uu jiro qof iigu sheegi karo meel qaamuus taliyaani iyo soomaali isku fasiraya mahad sanidiin" |
|
|
|
| Sun Apr 14 07:19:08 2013 | | abdiaziiz | "asc dhamaan waan idin salaamay waxaan rabaa in aan barto luuqada english ka in tee kabaran karaa" |
|
|
|
| Fri Apr 19 04:11:56 2013 | | Cabdulaahi qorane | "S/c/w dhamaan kadib waxaan isku dayayaa inaan fasiro erayo ay dhalinyaradu codsanayso in loo fasiro qaar kamid ah 1 mayay waxaa la dhahaa roobka aroorta hore da'a 2 arami waa nabar kugu dhacay oo hoosta kaa xanuuna 3 guhaad waa canaan 4 guhaan waa hab ay maansayahanadu adeegsadaan marka uu naftiisa wax ku eedaynayo waana habaar inta badana wuu isla helaa oo wuu dhintaa. Waa sidaan u aqaano waad mahadsantihiin" |
|
|
|
| Tue Apr 30 14:36:56 2013 | | caddaawe | "walalayaal waxaan rabilahaa afka somaliga keesax ah may iyo maxaa tir" |
|
|
|
|